Bts waxaatihiin dadkii nabaray wanaaga iyo kaladanbaynta runtii erey iyo hadal toona kuma cabiri karo wanaagiina iyo ixtiraamkiina waxaatihiin dad kudayomudan Kaliya waxaan Allah kabaryaya inuu xaqa iyo wadada toosan niigi hanuuniyo bts xata hadanagatagtaan qalbigaya sidii bada iyo dabayshaad ugu jiraysaan runtiii waxatihiin dadqiimo leh intaasna waxaakusoogaadheen dadaalkiiina Iyo jacaylka army aad uqabtaan waxaan leeyahay Hal riyo waxaan raba inaa idin arko inta aana dhiman idinkooo muslima iyo anigoo riyadeeda iirumowday ilove you BTs forever πππ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ«Άπ€π€π€π€π€π€π€πππππππππππ₯°π―ππ₯°ππ―